Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 3 saac ka hor
NISA oo sheegtay in howlgal ka dhacay Jowhar lagu dilay 9 xubnood oo Al-Shabaab ah
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Warciise, oo 25 KM u jira magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe,…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
NISA oo sheegtay in howlgal ka dhacay Jowhar lagu dilay 9 xubnood oo Al-Shabaab ah
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Warciise, oo 25 KM u jira magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe,…
Ka akhri Goobjoog ↗SM
NISA oo sheegtay inay howlgal qorsheysan ku dishay sagaal xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab
Jowhar – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa sheegay inay howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaanka Warciise, oo qiyaastii 25 KM u jira…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.