HADDA Siyaasad Amni Ciyaaraha Dhaqaale Qurbajoog Caalamka Dadka Meelaha ☰ SO Soomaali EN English ← Ku noqo bogga hore Hadda socda 3 ilo · la cusboonaysiiyay 43 daqiiqo ka hor
Trump oo sheegay inuu doonayo in Marinka Hormuz loogu dhawaaqo dhul Mareykanku leeyahay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu qorsheynayo in Marinka Hormuz loogu dhawaaqo dhul ka tirsan Mareykanka, wuxuuna hadalkiisu noqday mid sii kordhin kara xiisadda u dhexeysa…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday G
Trump oo sheegay inuu doonayo in Marinka Hormuz loogu dhawaaqo dhul Mareykanku leeyahay
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu qorsheynayo in Marinka Hormuz loogu dhawaaqo dhul ka tirsan Mareykanka, wuxuuna hadalkiisu noqday mid sii kordhin kara xiisadda u dhexeysa…
Ka akhri Goobjoog ↗ JN
Trump;”Waxaan ku dhawaaqi doonaa in Hormuz Maraykanka leeyahay”
Aug 15 (Jowhar)-Donald Trump ayaa ku hanjabay inuu ku dhawaaqi doono in marinka Hormuz uu yahay dhul ay leedahay Mareykanka xilli maamulkiisu uu ku dhibtoonayo inuu soo afjaro dagaalka kala dhexeeya…
Ka akhri Jowhar News ↗ BS
Trump oo sheegay in uu ku dhawaaqi doono in Hormuz ay tahay dhul uu Maraykanku leeyahay
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu dhawaan ku dhawaaqi doono in Marinka Hormuz uu yahay "dhul uu leeyahay Mareykanka," taas oo ah hadal sii xoojinaya mowqifkiisa ku aaddan…
Ka akhri BBC Somali ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.