Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 1 saac ka hor

Dowladaha Soomaaliya Iyo Masar oo ka wadahadlay isbedelka amni ee Geeska Afrika

Dowladaha Soomaaliya Iyo Masar oo ka wadahadlay isbedelka amni ee Geeska Afrika

Aug 19 (Jowhar)- Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku yeeshay, iyagoo diiradda…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
JN
Jowhar News1 saac ka hor
Dowladaha Soomaaliya Iyo Masar oo ka wadahadlay isbedelka amni ee Geeska Afrika
Aug 19 (Jowhar)- Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku yeeshay, iyagoo diiradda…
Ka akhri Jowhar News
RD
Radio Dalsan1 saac ka hor
The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya
Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.
Ka akhri Radio Dalsan
RD
Radio Dalsan1 saac ka hor
The Economist Acknowledges Shift in Mogadishu’s Security Landscape
A new report by The Economist indicates a significant decline in Al-Shabaab attacks in Mogadishu, with recorded attacks falling from 144 to 5.
Ka akhri Radio Dalsan
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay