RG
Radio Galgaduud
·

SoDMA oo Muqdisho ku tijaabisay diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

SoDMA oo Muqdisho ku tijaabisay diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga Soomaaliya ee El…