Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Ciidanka Dowladda oo Hawlgallo ka Fuliyay Deegaanno ka Tirsan Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa labadii toddobaad ee u dambeeyay hawlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, gaar ahaan Daaru-nimca iyo Tawakal, sida lagu sheegay…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Ciidanka Dowladda oo Hawlgallo ka Fuliyay Deegaanno ka Tirsan Shabeellaha Dhexe
Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa labadii toddobaad ee u dambeeyay hawlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, gaar ahaan Daaru-nimca iyo Tawakal, sida lagu sheegay…
Ka akhri Goobjoog ↗
SM
Ciidamada Deegaanka Shabeellaha Dhexe oo Dilay Laba Hogaamiye oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa
MUQDISHO – Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamada Deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe ay dileen laba hogaamiye oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab. Wasaaraddu waxay sheegtay…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Somali Local Forces Kill Two Al-Shabaab Leaders in Middle Shabelle – defense ministry
MOGADISHU, Somalia — Local forces in Somalia’s Middle Shabelle region have killed two leaders of the Al-Shabaab militant group, the defence ministry said. The ministry said the two commanders were…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay ogtahay howlgallada milatari ee ka socda xeebaha Puntland
MUQDISHO, Soomaaliya — Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cumar Cali Cabdi ayaa sheegay in dowladda federaalka ay ka warqabto howlgallo milatari iyo duqeymo ka dhacay xeebaha…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.