Hadda socda4 ilo · la cusboonaysiiyay

Xeer Ilaalinta Guud oo Bilowday Baarista Kiisaska Wax-ka-beddelka Baasaboorrada Soomaaliya

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa bilaabay baaritaanka kiisaska la xiriira wax-ka-beddelka xogta baasaboorrada Soomaaliya ee ay bixiso Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ). Eedeymaha…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
Xeer Ilaalinta Guud oo Bilowday Baarista Kiisaska Wax-ka-beddelka Baasaboorrada Soomaaliya
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa bilaabay baaritaanka kiisaska la xiriira wax-ka-beddelka xogta baasaboorrada Soomaaliya ee ay bixiso Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ). Eedeymaha…
Ka akhri Kaab TV ↗
G
Goobjoog
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo soo gabagabeeyey doodda wax-ka-beddelka sharciga Bangiga Dhexe
Muqdisho, Soomaaliya – 10 October 2026: Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 22-aad, waxaana shir…
Ka akhri Goobjoog ↗
SM
Golaha Shacabka oo Soo Gabagabeeyay Doodda Wax-ka-beddelka Sharciga Bankiga Dhexe
Muqdisho, Soomaaliya – Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay doodda akhrinta labaad ee Hindise-sharciyeedka Wax-ka-beddelka Sharciga Bankiga Dhexe…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
RG
Radio Galgaduud
Golaha Shacabka oo Dood ka Yeeshay Wax-ka-beddelka Sharciga Bankiga Dhexe iyo Heshiisyo lala Leeyahay Turkiga
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kulanka 22-aad ee kalfadhiga 8-aad, kaas oo uu shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golaha…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay