Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 4 saac ka hor

Labo gabdhood oo kaalimaha hore ka galay imtixaanka shahaadiga dugsiyada dhexe ee gobolka Banaadir

Labo gabdhood oo kaalimaha hore ka galay imtixaanka shahaadiga dugsiyada dhexe ee gobolka Banaadir

Aug 09-(Jowhar)-Labo gabdhood ayaa Kaalinta koowaad iyo kaalinta labaad ka galay Imtixaanka Dugsiyada Dhexe ee Gobolka Banaadir,iyadoo ay u farisiteen imtixaanka arday tiradodu ka badan tahay afartan…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
JN
Jowhar News5 saac ka hor
Labo gabdhood oo kaalimaha hore ka galay imtixaanka shahaadiga dugsiyada dhexe ee gobolka Banaadir
Aug 09-(Jowhar)-Labo gabdhood ayaa Kaalinta koowaad iyo kaalinta labaad ka galay Imtixaanka Dugsiyada Dhexe ee Gobolka Banaadir,iyadoo ay u farisiteen imtixaanka arday tiradodu ka badan tahay afartan…
Ka akhri Jowhar News
HM
Horseed Media4 saac ka hor
Gabdho Hormuud u Noqday Imtixaanka Dugsiyada Dhexe ee Gobolka Banaadir
In ka badan 45,000 oo arday ayaa sanadkan galay Imtixaanka Dugsiyada Dhexe ee Gobolka Banaadir, iyadoo natiijada la shaaciyay ay soo bandhigtay saddexda arday ee ugu sarreeyay tartanka.
Ka akhri Horseed Media
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay