← Ku noqo bogga hore Hadda socda 4 ilo · la cusboonaysiiyay 04/08/2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo guddoomay waraaqaha aqoonsiga Danjiraha cusub ee Aljeeriya Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaam Cali, ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday SM
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo guddoomay waraaqaha aqoonsiga Danjiraha cusub ee Aljeeriya
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaam Cali, ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ RG
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Qaabilay Danjiraha Cusub ee Aljeeriya
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa maanta si rasmi ah uga guddoomay nuqul ka mid ah…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗ G
Soomaaliya oo Guddoontay Waraaqaha Aqoonsiga Safiirka Cusub ee Algeria
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cali, ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga Safiirka aan caadiga ahayn ee awoodda buuxda u leh…
Ka akhri Goobjoog ↗ G
Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo guda galay shaqadooda
Guddiga doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa guda galay shaqadooda, kaddib markii dhawaan la magacaabay. Guddiga ayaa kulan ugu horreeyay la yeeshay…
Ka akhri Goobjoog ↗ RJ
Khilaafkii Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo cirka isku Shareeray
Khilaafka ka taagan guddiga loo magacaabay qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sii xoogeysanaya, iyadoo musharrixiinta qaar ay su’aal…
Ka akhri Radio Jowhar ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.