Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 3 saac ka hor
Soomaaliya iyo Qatar oo Dib u Eegaya Iskaashigooda ka dib Kulan ka Dhacay Muqdisho
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa Axaddii Muqdisho kula kulmay safiirka Qatar u fadhiya Soomaaliya, Dr. Cabdullaahi bin Saalim…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Soomaaliya iyo Qatar oo Dib u Eegaya Iskaashigooda ka dib Kulan ka Dhacay Muqdisho
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa Axaddii Muqdisho kula kulmay safiirka Qatar u fadhiya Soomaaliya, Dr. Cabdullaahi bin Saalim…
Ka akhri Goobjoog ↗RG
Dekedda Muqdisho iyo Dowlad-goboleedyada oo xoojinaya iskaashiga iyo is-dhaafsiga khibradaha
Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur Ameeriko, oo ay wehliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dekedda, ayaa xarunta Dekedda Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiirrada Wasaaradaha Dekedaha ee…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.