Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Dowladda Soomaaliya oo Xaqiijisay in Mareykanku Weli Taageersan Yahay Soomaaliya Midaysan

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa shaaciyay in dowladda Soomaaliya ay dowladda Mareykanka si joogto ah ugala hadasho arrimaha ku saabsan…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Dowladda Soomaaliya oo Xaqiijisay in Mareykanku Weli Taageersan Yahay Soomaaliya Midaysan
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa shaaciyay in dowladda Soomaaliya ay dowladda Mareykanka si joogto ah ugala hadasho arrimaha ku saabsan…
Ka akhri Goobjoog
SM
Dowladda Soomaaliya oo War Ka Soo Saartay Dagaalka Baydhabo
MUQDISHO, Soomaaliya — Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada qalabka sida ay waaberigii hore ee saaka ka hortageen weerar ka dhacay magaalada Baydhabo, kaas oo ay ku tilmaantay mid ay soo…
Ka akhri Shabelle Media Network
SM
Somali Government Says Forces Repelled Attack in Baidoa
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s armed forces repelled an attack on the southwestern city of Baidoa early Thursday, the federal government said, describing the assailants as an “alliance of…
Ka akhri Shabelle Media Network
RJ
Radio Jowhar
DF oo war ka soo saartay dagaalkii ka dhacay Baydhabo
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in Ciidamadda Qalabka Sida ay saaka gudaha magaaladda Baydhabo kula dagaallameen maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab, kuwaas…
Ka akhri Radio Jowhar
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay