Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 1 maalin ka hor
Mareykanka oo sheegay in aan Qasa dib loo dhisi doono ilaa Xamaas hubka dhigto
Ergayga Mareykanka Jared Kushner ayaa sheegay in maamulka Madaxweyne Donald Trump uusan oggolaan doonin dib-u-dhiska Marinka Gaza ilaa Xamaas ay hubkeeda dhigto, xilli dadaallada Mareykanka ee lagu…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Mareykanka oo sheegay in aan Qasa dib loo dhisi doono ilaa Xamaas hubka dhigto
Ergayga Mareykanka Jared Kushner ayaa sheegay in maamulka Madaxweyne Donald Trump uusan oggolaan doonin dib-u-dhiska Marinka Gaza ilaa Xamaas ay hubkeeda dhigto, xilli dadaallada Mareykanka ee lagu…
Ka akhri Goobjoog ↗RJ
Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ka dooday Hindise Sharciyeedka Sharciga Iibka Qaranka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo uu wehliyo Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir…
Ka akhri Radio Jowhar ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.