Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Taliyaha Cusub ee Qaybta 3-aad ee AUSSOM oo Baydhabo Lagu Soo Dhaweeyay

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magaalada Baydhabo kulan qado sharaf iyo sagootin ah ugu sameeyay Taliyihii hore ee Qaybta 3-aad ee Ciidanka Midowga Afrika…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Taliyaha Cusub ee Qaybta 3-aad ee AUSSOM oo Baydhabo Lagu Soo Dhaweeyay
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magaalada Baydhabo kulan qado sharaf iyo sagootin ah ugu sameeyay Taliyihii hore ee Qaybta 3-aad ee Ciidanka Midowga Afrika…
Ka akhri Goobjoog
SM
Aadan Madoobe oo Qado Sharaf iyo Sagootin u Sameeyay Taliyihii Hore ee Qaybta 3-aad ee AUSSOM
Baydhabo, Soomaaliya — Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan isugu jiray qado sharaf iyo sagootin ugu sameeyey Aqalka Madaxtooyada Koonfur…
Ka akhri Shabelle Media Network
SM
South West leader bids farewell to outgoing AUSSOM commander in Baidoa
BAIDOA, Somalia — South West State President Sheikh Aadan Mohamed Nur Madobe has hosted a farewell luncheon for Brigadier General Teklu Hurisa Janka, the outgoing commander of the African Union…
Ka akhri Shabelle Media Network
RG
Radio Galgaduud
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo sagootiyey Taliyihii Hore ee Qaybta 3-aad ee AUSSOM, Soo Dhoweeyeyna Taliyaha Cusub
Hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xarunta Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo kulan isugu jiray qado sharaf iyo sagootin ugu sameeyey taliyihii…
Ka akhri Radio Galgaduud
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay