Hadda socda4 ilo · la cusboonaysiiyay 3 maalmood ka hor

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabilay Safiirka Boqortooyada Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Aqalka Dawladda Hoose ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Sucuudiga u fadhiya…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RJ
Radio Jowhar6 maalmood ka hor
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabilay Safiirka Boqortooyada Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Aqalka Dawladda Hoose ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Sucuudiga u fadhiya…
Ka akhri Radio Jowhar
SM
Shabelle Media Network5 maalmood ka hor
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika oo bogaadiyay doorka AUSSOM ee taageerada amniga Soomaaliya
Addis Ababa – Ergayga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), Danjire El Hadji…
Ka akhri Shabelle Media Network
RG
Radio Galgaduud5 maalmood ka hor
Dowladda Soomaaliya oo Garab Istaag Buuxa u Muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarradii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drones-ka) ee lagu qaaday Boqortooyada Sacuudi Carabiya, iyadoo sheegtay in falalka…
Ka akhri Radio Galgaduud
BS
BBC Somali3 maalmood ka hor
Walaaca laga qabo in dagaalku ku baaho Ciraaq iyo cabsi laga qabo iska horimaad toos ah oo dhex mara Iiraan iyo Boqortooyada Sacuudi Carabiya
Walaaca laga qabo in dagaalku ku baaho Ciraaq iyo cabsi laga qabo iska horimaad toos ah oo dhex mara Iiraan iyo Boqortooyada Sacuudi Carabiya
Ka akhri BBC Somali
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay