Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

PUNTLAND: Awaamiir la duldhigay xarumaha caafimaadka gaarka loo lee yahay.

PUNTLAND: Awaamiir la duldhigay xarumaha caafimaadka gaarka loo lee yahay.

Guddiga Xirfadlayaasha Caafimaadka Puntland ayaa soo saaray awaamiir cusub oo lagu amrayo in diiwaangelin rasmi ah…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media
PUNTLAND: Awaamiir la duldhigay xarumaha caafimaadka gaarka loo lee yahay.
Guddiga Xirfadlayaasha Caafimaadka Puntland ayaa soo saaray awaamiir cusub oo lagu amrayo in diiwaangelin rasmi ah…
Ka akhri Horseed Media ↗
KT
Kaab TV
Wasiirka Caafimaadka oo Baarlamaanka looga su’aalay lacagaha isbitaallada iyo tayada adeegyada caafimaadka
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Cali Xaaji Aadan, ayaa hortagay Guddiga Arrimaha Bulshada ee Golaha Shacabka, waxaana kulanka lagu weydiiyay su’aalo…
Ka akhri Kaab TV ↗
G
Goobjoog
Xogta QM oo beenisay sawirka Wasiir Cali Xaaji uu ka bixiyay xaaladda caafimaadka Soomaaliya
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Cali Xaaji oo shalay hortagay Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka BJFS, ayaa ka hadlay xaaladda caafimaad ee dalka, hase yeeshee sheegashooyinkii uu Guddiga ka hor…
Ka akhri Goobjoog ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Dadka la xusay