HADDA Siyaasad Amni Ciyaaraha Dhaqaale Qurbajoog Caalamka Dadka Meelaha ☰ SO Soomaali EN English ← Ku noqo bogga hore Hadda socda 2 ilo · la cusboonaysiiyay 3 saac ka hor
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Booqday Difaacyada Hore ee Gobolka Hiiraan Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi “Gen. Khaalid”, ayaa gaaray deegaanka Teedaan ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo uu booqasho ku tagay difaacyada hore…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday RG
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Booqday Difaacyada Hore ee Gobolka Hiiraan
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi “Gen. Khaalid”, ayaa gaaray deegaanka Teedaan ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo uu booqasho ku tagay difaacyada hore…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗ SM
Somali Army Ground Forces Commander Visits Front Lines in Hiran Region
HIIRAN, Somalia — The commander of the Somali Army Ground Forces, Brigadier General Sahal Abdullahi “Gen. Khalid”, has visited frontline positions in Teedaan area of central Somalia’s Hiran region,…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ SM
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo gaaray furimaha dagaalka ee Gobolka Hiiraan
HIIRAAN, Soomaaliya — Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi “Gen. Khaalid”, ayaa gaaray deegaanka Teedaan ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo uu ku booqday…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.