Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Deegaanno Hoostaga Degmada Sablaale

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay deegaanno dhowr ah oo hoostaga magaalada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkan oo ahaa mid ballaran…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Deegaanno Hoostaga Degmada Sablaale
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay deegaanno dhowr ah oo hoostaga magaalada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkan oo ahaa mid ballaran…
Ka akhri Goobjoog
SM
Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Ka Fuliyay Deegaanno Hoostaga Sablaale
Shabeellaha Hoose – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku…
Ka akhri Shabelle Media Network
G
Goobjoog
Ciidanka Kumaandooska Danab oo Hawlgal Burburin ah ka Fuliyay Deegaanno ka Tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorsheysan oo lagu burburinayay fariisimaha kooxda Al-Shabaab ka fuliyay deegaannada Tooratoorow, Caliyoow Baarow, Doonka iyo…
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.