Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Ciidanka Danab oo howlgallo qorshaysan ka wada Gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo howlgallo qorshaysan ka wada Gobolka Shabeellaha Hoose

Gobolka Shabeellaha Hoose – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorshaysan ka sameeyay deegaanka Madax-maroodi ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
SM
Ciidanka Danab oo howlgallo qorshaysan ka wada Gobolka Shabeellaha Hoose
Gobolka Shabeellaha Hoose – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorshaysan ka sameeyay deegaanka Madax-maroodi ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo…
Ka akhri Shabelle Media Network
SM
Somali commandos conduct operations against Al-Shabaab in Lower Shabelle
MOGADISHU, Somalia — Somali special forces have carried out planned operations targeting suspected Al-Shabaab activity in the Lower Shabelle region, the military said Sunday. The Danab commandos…
Ka akhri Shabelle Media Network
G
Goobjoog
Ciidanka Danab oo Fashiliyay Koox Shabaab ah oo Miinooyin Diyaarinaysay Gobolka Jubada Hoose
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa hawlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka u dhow Harboole ee degmada Afmadow, Gobolka Jubada Hoose. Sida lagu…
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.