Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Haweeney ku xukumaned dil ah ayaa ka badbaaday laba isku day oo lagu mudayn sun

Haweeney ku xukumaned dil ah ayaa ka badbaaday laba isku day oo lagu mudayn sun

Oktt 01 (Jowhar)- Mas’uuliyiinta Tennessee ma aysan awoodin inay Christa Pike ku dilaan shalay dil 1995 ah inkastoo ay siisay laba qiyaas oo daawo dilaa ah. Khabiir ku takhasusay ciqaabta dilka ayaa…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
JN
Jowhar News
Haweeney ku xukumaned dil ah ayaa ka badbaaday laba isku day oo lagu mudayn sun
Oktt 01 (Jowhar)- Mas’uuliyiinta Tennessee ma aysan awoodin inay Christa Pike ku dilaan shalay dil 1995 ah inkastoo ay siisay laba qiyaas oo daawo dilaa ah. Khabiir ku takhasusay ciqaabta dilka ayaa…
Ka akhri Jowhar News ↗
KT
Kaab TV
Sacuudiga oo Xuutiyiinta ku eedeeyey weerar lagu qaaday xarun koronto oo ku taalla Madiina
Sacuudiga ayaa Xuutiyiinta Yemen ku eedeeyey inay weerar diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ah ku qaadeen xarunta Taibah ee qaybisa korontada, taas oo ku taalla magaalada barakeysan ee Madiina, isla…
Ka akhri Kaab TV ↗
G
Goobjoog
Xiisadda Sacuudiga iyo Xuutiyiinta oo Gaartay Madiina, Khamis Mushait iyo Cadan
Xiisadda u dhexeysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta Yemen ayaa sii xoogeysatay, kaddib markii isbahaysiga uu hoggaamiyo Sacuudigu uu Xuutiyiinta ku eedeeyey inay diyaarad aan duuliye lahayn ku weerareen…
Ka akhri Goobjoog ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay