Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 7 maalmood ka hor

Marxaladihii uu soo Maray Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12aad

44,136 oo ku kala nool gobolka Banaadir iyo maamulgoboleedyada dalka, marka laga reebo maamullada Puntland iyo Soomaalilaan ayaa u fadhisatay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad,…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog7 maalmood ka hor
Marxaladihii uu soo Maray Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12aad
44,136 oo ku kala nool gobolka Banaadir iyo maamulgoboleedyada dalka, marka laga reebo maamullada Puntland iyo Soomaalilaan ayaa u fadhisatay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad,…
Ka akhri Goobjoog
RJ
Radio Jowhar7 maalmood ka hor
DF oo shaacisay natiijada imtixaanka fasalka 12-aad
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiyada…
Ka akhri Radio Jowhar
JN
Jowhar News7 maalmood ka hor
Natiijada Imtixaanka Dugsiyada Sare oo la shaaciyay
Aug 15 (Jowhar)-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad…
Ka akhri Jowhar News
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay