Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 12 maalmood ka hor
Puntland oo soo afjartay dagaalkii laag
Ciidamada Puntland ayaa saaka la wareegay ilaa 8 gaari oo ay la haayeen ciidamada PSF, kuwaas oo shalay ka dagaalamay
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayPP
Puntland oo soo afjartay dagaalkii laag
Ciidamada Puntland ayaa saaka la wareegay ilaa 8 gaari oo ay la haayeen ciidamada PSF, kuwaas oo shalay ka dagaalamay
Ka akhri Puntland Post ↗SM
Puntland oo sheegtay inay soo afjartay dagaal ka dhacay deegaanka Laag
Boosaaso – Ciidanka Daraawiishta Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegay inay la wareegeen gaadiid dagaal, hub iyo maxaabiis kadib dagaal ka dhacay deegaanka Laag ee gobolka Bari, halkaas oo ay isku…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.