Maraykanka oo taageeray in hal sano lagu kordhiyo muddada taageerada Qaramada Midoobay ee AUSSOM
Dowladda Mareykanka ayaa oggolaatay in Qaramada Midoobay ay hal sano oo dheeraad ah sii waddo taageerada saadka ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AUSSOM, sida lagu sheegay dukumenti diblomaasiyadeed ay…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
Maraykanka oo taageeray in hal sano lagu kordhiyo muddada taageerada Qaramada Midoobay ee AUSSOM
Dowladda Mareykanka ayaa oggolaatay in Qaramada Midoobay ay hal sano oo dheeraad ah sii waddo taageerada saadka ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AUSSOM, sida lagu sheegay dukumenti diblomaasiyadeed ay…
Mareykanka oo Qaramada Midoobay siiyay hal sano oo dheeraad ah si loo soo afjaro taageerada AUSSOM
MUQDISHO – Dowladda Mareykanka ayaa Qaramada Midoobay siisay muddo hal sano ah oo dheeraad ah si ay ugu diyaar garowdo soo afjaridda taageerada saadka ee ay siiso howlgalka Midowga Afrika ee…
Mareykanka oo Qaramada Midoobay Siinaya Hal Sano oo Dheeraad ah oo Lagu Dhimo Taageerada AUSSOM
Dowladda Mareykanka ayaa oggolaatay in Qaramada Midoobay loo kordhiyo muddo hal sano ah si si tartiib ah loogu soo afjaro taageerada saadka ee ay siiso howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, AUSSOM,…