Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 9 saac ka hor

DF oo shaacisay in la dilay mid ka mid ah hoggaamiyaasha Sare ee Al-Shabaab

DF oo shaacisay in la dilay mid ka mid ah hoggaamiyaasha Sare ee Al-Shabaab

Hay’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA, iyo saaxiibbada caalamiga ah ayaa shaaciyay in howlgal wada-jir ah oo ay qaadeen ay ku dileen Cabdullaahi Xaashi Laabajir (Ikhlaas), oo ahaa madaxii…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RJ
Radio Jowhar1 maalin ka hor
DF oo shaacisay in la dilay mid ka mid ah hoggaamiyaasha Sare ee Al-Shabaab
Hay’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA, iyo saaxiibbada caalamiga ah ayaa shaaciyay in howlgal wada-jir ah oo ay qaadeen ay ku dileen Cabdullaahi Xaashi Laabajir (Ikhlaas), oo ahaa madaxii…
Ka akhri Radio Jowhar
G
Goobjoog9 saac ka hor
Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Basra ku diley laba hoggaamiye oo Al-Shabaab ah
Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa howlgal ballaaran oo ka dhan ah Al-Shabaab ka bilaabay deegaanka Basra, oo ku yaalla dhulka u dhexeeya gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.