Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Puntland iyo Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay wax ka qabashada Abaaraha

Puntland iyo Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay wax ka qabashada Abaaraha

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, H.E. Ilyas Osman Lugatoor, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti sare oo uu hoggaaminayay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RG
Radio Galgaduud
Puntland iyo Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay wax ka qabashada Abaaraha
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, H.E. Ilyas Osman Lugatoor, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti sare oo uu hoggaaminayay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
PP
Puntland Post
Maxay wada hadleen Puntland iyo Qaramada Midoobay?
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta magaalada Garoowe kula kulmay wafdi uu hoggaaminayay ku-xigeenka ergayga gaarka ah ee
Ka akhri Puntland Post ↗
SM
Qaramada Midoobay oo ka digtay in Yemen ay qarka u saaran tahay dagaal baahsan
YEMAN – Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in Yemen ay wajahayo khatartii ugu sarreysay ee dib ugu laabashada dagaal baahsan tan iyo xabbad-joojintii ay hay’addu dhex-dhexaadisay sannadkii 2022.…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay