Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 1 saac ka hor

Puntland oo soo gabagabaysay howlgalkii ciidamada federaalka ee Mudug

Puntland oo soo gabagabaysay howlgalkii ciidamada federaalka ee Mudug

Puntland ayaa sheegtay in ay soo gabagabaysay wejigii koowaad howlgalkii Mudug ee ka dhanka ahaa ciidamada federaalka, iyada oo ciidankii

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post3 saac ka hor
Puntland oo soo gabagabaysay howlgalkii ciidamada federaalka ee Mudug
Puntland ayaa sheegtay in ay soo gabagabaysay wejigii koowaad howlgalkii Mudug ee ka dhanka ahaa ciidamada federaalka, iyada oo ciidankii
Ka akhri Puntland Post
JN
Jowhar News1 saac ka hor
Puntland oo sheegtay in ay soo gabagabeysay howlgal ka dhan ah ciidamada dowlada federalka
Aug 11 (Jowhar)-Maamulka Puntland ayaa sheegay in uu soo gabagabeeyay wejigii koowaad howlgal ay ka wadeen gobolka Mudug ee ka dhanka ahaa ciidamada federaalka. War Saxaafadeed ay soo saareen…
Ka akhri Jowhar News
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay