Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Puntland oo xukumo ku riddey shaqsiyaad ku eedaysnaa xayeysiinta & ka ganacsiga khamriga.

Puntland oo xukumo ku riddey shaqsiyaad ku eedaysnaa xayeysiinta & ka ganacsiga khamriga.

Maxkamadda ciidamada qalabka sida iyo dambiyada culus ee dowladda Puntland ayaa xukumo kala duwan ku riddey…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media
Puntland oo xukumo ku riddey shaqsiyaad ku eedaysnaa xayeysiinta & ka ganacsiga khamriga.
Maxkamadda ciidamada qalabka sida iyo dambiyada culus ee dowladda Puntland ayaa xukumo kala duwan ku riddey…
Ka akhri Horseed Media ↗
PP
Puntland Post
Boosaaso: Puntland oo xukuno ku riday eedeysanayaal
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Puntland oo maanta fadhi ku yeelatay magaalada Boosaaso ayaa soo saartay xukuno isugu jira dil
Ka akhri Puntland Post ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay