Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 53 daqiiqo ka hor

Madaxweynaha JFS oo furay Shirweynaha koobaad ee badaha Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirweynihii Koowaad ee Badaha Soomaaliyeed, kaas oo la qorsheeyay inuu noqdo shir sanadle ah…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog1 saac ka hor
Madaxweynaha JFS oo furay Shirweynaha koobaad ee badaha Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirweynihii Koowaad ee Badaha Soomaaliyeed, kaas oo la qorsheeyay inuu noqdo shir sanadle ah…
Ka akhri Goobjoog
RG
Radio Galgaduud1 saac ka hor
Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed, kaas oo lagu falanqeynayo doorka ay…
Ka akhri Radio Galgaduud
JN
Jowhar News53 daqiiqo ka hor
Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliyeed
Aug 04 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed, kaasi oo lagu lafagurayo…
Ka akhri Jowhar News
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay