Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 4 saac ka hor

DEGDEG: Xisbiga Towfiiq oo qaadacay natiijada doorashada Galmudug

Xisbiga Towfiiq ayaa qaadacay natiijada doorashada Galmudug ee maanta uu ku dhawaaqay Guddiga Doorashada, taas oo lagu sheegay sida ururrada siyaasadeed ay ugu kala heleen kuraasta. Xisbiga ayaa sheegay in…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog17 saac ka hor
DEGDEG: Xisbiga Towfiiq oo qaadacay natiijada doorashada Galmudug
Xisbiga Towfiiq ayaa qaadacay natiijada doorashada Galmudug ee maanta uu ku dhawaaqay Guddiga Doorashada, taas oo lagu sheegay sida ururrada siyaasadeed ay ugu kala heleen kuraasta. Xisbiga ayaa sheegay in…
Ka akhri Goobjoog
HM
Horseed Media9 saac ka hor
Xisbiga Towfiiq oo qaadacay natiijada doorashada Galmudug
Towfiiq wuxuu ku baaqay in dib loo eego geeddi-socodkii doorashada, lana saxo khaladaadka uu sheegay inay dhaceen, si loo xaqiijiyo doorasho xor ah, xalaal ah oo daahfuran.
Ka akhri Horseed Media
JN
Jowhar News4 saac ka hor
Xisbiga Towfiiq oo diiday Natiijada Doorashada Galmudug
Aug 04 (Jowhar)-Xisbiga Towfiiq ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu qaadacay natiijada doorashadii Golaha Deegaanka iyo Golaha wakiilada Galmudug ee ay ku dhawaaqeen Guddiga Madaxa-bannaan ee…
Ka akhri Jowhar News
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay