Hadda socda4 ilo · la cusboonaysiiyay

Dowladda Soomaaliya oo iska fogeysay weerarkii lagu beegsaday General Mahad Shub ee Doolow

Dowladda Soomaaliya oo iska fogeysay weerarkii lagu beegsaday General Mahad Shub ee Doolow

Muqdisho — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah isaga fogeysay dhacdadii ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, halkaas oo habeenkii hore lagu weeraray guri uu deganaa Taliyihii hore…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
SM
Dowladda Soomaaliya oo iska fogeysay weerarkii lagu beegsaday General Mahad Shub ee Doolow
Muqdisho — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah isaga fogeysay dhacdadii ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, halkaas oo habeenkii hore lagu weeraray guri uu deganaa Taliyihii hore…
Ka akhri Shabelle Media Network
RJ
Radio Jowhar
DFS oo ka Hadashay weerarkii lagu qaaday Guriga Taliye Shub ee Doolow
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa iska fogeysay wararka sheegaya in duqeyn cirka ah lagu qaaday guriga Taliye Shub oo ku yaalla degmada Doolow ee gobolka Gedo. Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo…
Ka akhri Radio Jowhar
JN
Jowhar News
Dowladda oo ka Hadashay Guriga Taliye Shub ee Doolow
Sept 04 (Jowhar)- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa iska fogeysay wararka sheegaya in duqeyn cirka ah lagu qaaday guriga Taliye Shub oo ku yaalla degmada Doolow ee gobolka Gedo. Wasaaradda…
Ka akhri Jowhar News
G
Goobjoog
Dowladda Soomaaliya oo amartay in baaritaan lagu sameeyo dhacdadii Doolow
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa amartay in baaritaan lagu sameeyo dhacdadii amni ee dhowaan ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, kaddib markii ay dowladdu sheegtay in qarax uu ka dhacay…
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.