Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor
Shir looga hadlay xaaladda amni ee dalka oo Muqdisho lagu qabtay
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaannada, qaybaha iyo fadhiyada madaxa-bannaan ee Ciidanka…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Shir looga hadlay xaaladda amni ee dalka oo Muqdisho lagu qabtay
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaannada, qaybaha iyo fadhiyada madaxa-bannaan ee Ciidanka…
Ka akhri Goobjoog ↗RG
Taliyaha Booliiska oo shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga dalka
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Hoggaannada, Qeybaha iyo Fadhiyada Madaxa-bannaan ee Ciidanka…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.