Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Taliyaha AFRICOM oo ka wada hadlay amniga iyo xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo Mareykanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta oo ku beegan 30-ka Luulyo 2026 kulan la yeeshay Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM),…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Taliyaha AFRICOM oo ka wada hadlay amniga iyo xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo Mareykanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta oo ku beegan 30-ka Luulyo 2026 kulan la yeeshay Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM),…
Ka akhri Goobjoog ↗SM
Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la yeeshay Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan la yeeshay Taliyaha Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), General Dagvin R.M.…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗PP
Xasan Sheekh oo la kulmay Taliyaha AFRICOM
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha Taliska Ciidamada Mareykanka ee qaaradda
Ka akhri Puntland Post ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.