Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Xuutiyiinta oo lagu eedeeyay in ay weerareen xarun qaybisa korontada oo Madiina ku taalla

Isbahaysiga Milatari ee uu Sacuudigu Hoggaamiyo oo Xuutiyiinta ku eedeeyay weerar drone ah oo lagu qaaday saldhig koronto oo Madiina ku Yaalla Isbahaysiga milatari ee taageera dawladda Yemen ee…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RJ
Radio Jowhar
Xuutiyiinta oo lagu eedeeyay in ay weerareen xarun qaybisa korontada oo Madiina ku taalla
Isbahaysiga Milatari ee uu Sacuudigu Hoggaamiyo oo Xuutiyiinta ku eedeeyay weerar drone ah oo lagu qaaday saldhig koronto oo Madiina ku Yaalla Isbahaysiga milatari ee taageera dawladda Yemen ee…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
G
Goobjoog
Soomaaliya oo cambaareysay weerarka lagu qaaday xarun koronto oo adeegta Masjidka Nabiga
Muqdisho – 3 Oktoobar 2026: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerar lagu qaaday xarun koronto oo adeegta Masjidka Nabiga ee magaalada Madiina, dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya. Wasaaradda…
Ka akhri Goobjoog ↗
RG
Radio Galgaduud
Soomaaliya oo cambaareysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerarka lagu qaaday xarun koronto oo bixisa adeegga korontada ee Masjidka…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay