Hadda socda5 ilo · la cusboonaysiiyay

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay dhiggiisa Qatar

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay dhiggiisa Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Qatar Sheekh Maxamed Bin Cabdiraxmaan

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post
Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay dhiggiisa Qatar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Qatar Sheekh Maxamed Bin Cabdiraxmaan
Ka akhri Puntland Post ↗
G
Goobjoog
Xamse Cabdi Barre oo Doha kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Qatar Sheekh Maxamed Bin Cabdiraxmaan
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah magaalada Doha kula yeeshay dhiggiisa dalka Qatar, Sheekh Maxamed Bin Cabdiraxmaan Bin Qaasim Al Taani, kadib booqasho…
Ka akhri Goobjoog ↗
RG
Radio Galgaduud
Xamsa Cabdi Barre oo kulan muhiim ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Qatar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah oo diiradda lagu saarayay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal la yeeshay…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
SM
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Qatar kala hadlay xoojinta xiriirka labada dal
DOHA – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa dalka Qatar, Mudane Sheekh Maxamed Bin Cabdiraxmaan Bin…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Somalia and Qatar leaders discuss security, trade and bilateral ties
DOHA, Qatar — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre held talks with his Qatari counterpart, Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani, during an official visit to Qatar, focusing on…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
RJ
Radio Jowhar
RW Xams oo kulan la qaatay dhiggiisa Qatar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa dalka Qatar Mudane Sheekh Maxamed Bin Cabdiraxmaan Bin Qaasim Al Taani kadib booqasho…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
RG
Radio Galgaduud
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Qatar kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Yemen
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa magaalada Dooxa ee dalka Qatar kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta Yemen, Dr. Afrah Al-Zouba,…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
RG
Radio Galgaduud
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Doha kula kulmay Wasiirka Difaaca Qatar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar, ayaa magaalada Dooxa kulan kula yeeshay Ra’iisul Wasaare…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
SM
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar
DOHA – Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Difaaca Mudane Sheekh Sucuud Bin Cabdiraxmaan Bin Xasan Al Taani.…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulamo la yeeshay hay’ado iyo shirkado waaweyn oo Qatar ah
Dooxa – Intii uu ku guda jiray booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Qatar, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa, marka laga soo tago kulamadii uu la…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Somalia Seeks Qatari Investment in Fisheries, Energy and Transport
DOHA, Qatar — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre held talks with several Qatari state-owned companies and institutions during an official visit to Qatar, seeking to strengthen bilateral ties and…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
RG
Radio Galgaduud
Kusimaha Madaxweynaha oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya
Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.