Hadda socda4 ilo · la cusboonaysiiyay

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RG
Radio Galgaduud
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Baydhabo
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.…
Ka akhri Radio Galgaduud
G
Goobjoog
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Baydhabo
Baydhabo: Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guud Saalax Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta gaaray…
Ka akhri Goobjoog
SM
Somali army land forces chief inspects frontline positions in Baidoa
BAIDOA, Somalia — The commander of the Somali National Army’s land forces, Brigadier General Sahal Abdullahi Omar, inspected frontline military positions in Baidoa during an official visit to the…
Ka akhri Shabelle Media Network
SM
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo
Baydhabo, Soomaaliya – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo ee xarunta ku-meelgaarka…
Ka akhri Shabelle Media Network
RG
Radio Galgaduud
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeeray Difaacyada Hore ee Baydhabo
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed,…
Ka akhri Radio Galgaduud
G
Goobjoog
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Baydhabo ku Kormeeray Ciidamo Tababar ku Dhammeystay
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Baydhabo kormeer ugu tegay ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo tababar…
Ka akhri Goobjoog
RG
Radio Galgaduud
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeeray Ciidamo Tababar ku Dhammaystay Baydhabo
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Baydhabo kormeer ugu tegay ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo tababar…
Ka akhri Radio Galgaduud
SM
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Baydhabo kormeeray ciidamada tababarka ku jira
Baydhabo – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Baydhabo kormeer ugu tegay ciidamo ka tirsan XDS oo tababarkooda ku…
Ka akhri Shabelle Media Network
SM
Somali Army Ground Forces Commander Inspects Newly Trained Troops in Baidoa
Baidoa, Somalia — The Commander of the Somali National Army’s Ground Forces, Brigadier General Sahal Abdullahi Omar, today visited Baidoa to inspect troops who have completed their training in the…
Ka akhri Shabelle Media Network
HM
Horseed Media
Shiinaha oo Somalia ka caawinaya tababarada iyo qalabaynta ciidamada.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay…
Ka akhri Horseed Media
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay