Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 1 saac ka hor
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Furay Shirweynaha Maalgashiga cuntada iyo Beeraha Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha Maalgashiga cuntada iyo beeraha dalka, kaas oo diiradda lagu saaray…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Furay Shirweynaha Maalgashiga cuntada iyo Beeraha Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha Maalgashiga cuntada iyo beeraha dalka, kaas oo diiradda lagu saaray…
Ka akhri Goobjoog ↗RG
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Muqdisho ka furay Shir-weynaha Qaran ee Maalgashiga Beeraha iyo Nidaamka Cuntada Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u furay Shir-weynaha Qaran ee Maalgashiga Beeraha iyo Nidaamka Cuntada Soomaaliyeed…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.