KT
Kaab TV
· Ammaan

BANDOW HABEENKII AH OO LAGU SOO ROGAY MAGAALADA MARKA, XIISADDA AMNIGA OO SII KORDHAYSA

Bandow habeenkii ah ayaa xalay ka dhaqan galay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib markii maalmihii u dambeeyay ay magaalada ka soo kordheen falal amniga wax u dhimaya iyo…