KT
Kaab TV
·

Xiisad ka taagan degmada Marka kaddib weerar lagu dilay taliye ka tirsanaa Daraawiishta Koonfur Galbeed

Faahfaahino kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar gaadmo ah oo lagu qaaday guri ku yaalla gudaha degmada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay inay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan…