G
Goobjoog
·

Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Weerarrada Lagu Qaaday Garoomada Diyaaradaha Sacuudiga

Muqdisho, 9 Oktoobar 2026 — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareysay weerarro ay sheegtay in kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen garoomada diyaaradaha caalamiga ah ee Abha iyo King Khalid…