KT
Kaab TV
·

Amni Darrada Xaafadda Tarabuush ee Degmada Wadajir oo Sii Kordheysa

Xaafadda Tarabuush ee degmada Wadajir, gobolka Banaadir, waxaa ka jira cabashooyin la xiriira amni darro sii kordheysa, iyadoo dadka deegaanka ay sheegeen in kooxo burcad ah oo hubeysan ay habeen iyo…