G
Goobjoog
· 1 saac ka hor

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay horumarinta kalluumeysiga iyo dhoofinta kalluunka

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Soomaaliya, Axmed Xasan Aadan, ayaa Muqdisho kula kulmay Danjiraha Talyaaniga ee Soomaaliya, Pier Mario Daccò Coppi, iyagoo ka wada hadlay xoojinta…