SM
Sheekh Aadan Madoobe oo Muqdisho kula kulmay madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan
Muqdisho — Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo safar shaqo ku jooga magaalada Muqdisho, ayaa kulan la qaatay madaxweynihii hore ee Dowladda Koonfur Galbeed,…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗