JN
Jowhar News
· 2 saac ka hor

Dowlada Soomaaliya oo cambaareysay ku xadgudbida Isra’il ee Masjidka Al-Aqsa

Dowlada Soomaaliya oo cambaareysay ku xadgudbida Isra’il ee Masjidka Al-Aqsa

July 29 (Jowhar)-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareynaysaa weerarka iyo gelitaanka Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa ee uu hoggaaminayay sarkaal Israa’iili ah, isagoo ay…