Duqa Muqdisho oo Dhagax-dhigay Afar Waddo oo Laami ah oo laga Hirgelinayo Degmada Hodan

Duqa Muqdisho oo Dhagax-dhigay Afar Waddo oo Laami ah oo laga Hirgelinayo Degmada Hodan

Muqdisho – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta dhagax-dhigay mashruuca dhismaha afar waddo oo laami ah oo laga…