PP
Puntland Post
·

Dowladda Federaalka oo cunaqabateynta maaliyadeed saartay Laftagareen iyo Taliye Shub

Dowladda Federaalka oo cunaqabateynta maaliyadeed saartay Laftagareen iyo Taliye Shub

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cunaqabateyn maaliyadeed saartay Cabdicasiis Laftagareen, taliyihii hore ee asluubta Soomaaliya Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Taliye Shub)