KT
Fiqi oo digniin culus u diray mucaaradka: “Gacan bir ah ha lagu qabto cid kasta oo abaabusha maleeshiyaad”
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa digniin culus u diray siyaasiyiinta mucaaradka, isagoo ka hadlay khatarta uu sheegay inay ka dhalan karto abaabul ciidan, sameysashada…
Ka akhri Kaab TV ↗