G
Ciidamo ka tirsan Asluubta oo xirtay Xabsiga Dhexe iyo Maxkamadda Gobolka Banaadir
Ciidamo ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta xirtay baraha muhiimka ah ee laga ilaaliyo Xabsiga Dhexe ee Muqdisho iyo Maxkamadda Gobolka Banaadir, iyagoo joojiyay isku socodka dadka iyo gaadiidka.…
Ka akhri Goobjoog ↗