JN
Jowhar News
· 5 saac ka hor

Dagaal xoog leh oo ka qarxay magaalada Baydhabo

Dagaal xoog leh oo ka qarxay magaalada Baydhabo

Aug 17 (Jowhar)-Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegay in dagaal qaraar uu aroornimadii saaka ka bilowday xaafado kamid ah magaalada kadib markii ay jihooyin kala duwan…