RG
Radio Galgaduud1 saac ka hor
Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Boosaaso
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay Gobolka Mudug, ayaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso, oo ah xarunta Gobolka Bari.…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗