RG
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo shir aan caadi ahayn ka yeeshay xaaladda amniga deegaannada maamulkaas
Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyey shir aan caadi ahayn oo looga hadlay xaaladda guud ee amniga deegaannada maamulka Koonfur Galbeed,…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗