JN
Jowhar News
·

Turkiga oo beeniyey in xayiraad fiiso ku soo rogtay dadka Soomaaliyeed

Turkiga oo beeniyey in xayiraad fiiso ku soo rogtay dadka Soomaaliyeed

Sept 19 (Jowhar)- Dowladda Turkiga ayaa beenisay warar lagu baahiyey baraha bulshada iyo qaar ka mid ah warbaahinta, kuwaas oo sheegayay in Soomaaliya ay xayiraad fiiso ku soo rogtay muwaadiniinta…