KT
Kaab TV
·

Baydhabo oo kacsan: Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo walaac dagaal oo soo kordhay

Xaaladda amni ee magaalada Baydhabo ayaa mar kale dhalisay walaac, kaddib markii la soo sheegay dhaqdhaqaaqyo ciidan oo laga dareemayo xaafadda Towfiiq iyo qaybo kale oo magaalada ah, iyadoo wararka…